Biyo Midab gaduudan leh oo ku fatahay deegaan kuyaala dalka indonesia (Sawirro)

Biyo midabkoodu gaduud ama casaan yahay ayaa ku fatahay wadooyinka deegaan katirsan dalka indonesia , waxaana dad badan layaab ka noqotay midabka biyahan oo qul qulayay wadooyinka deegaankaasi. Roob xoogan oo ka da’ay deegaankan ayaa sababay in daadad ku dhuftaan warshad dharka lagu nakhshadeeyo oo kutaala deegaankaasi , waxa ayna taasi sababtay in wadooyinka deegaanka … Continue reading Biyo Midab gaduudan leh oo ku fatahay deegaan kuyaala dalka indonesia (Sawirro)